Maqaalkan waxaan ku eegi doonaa kuna kala saarayaa saraakiisha cafimadka anigoo mid walba doorkiisa bulshada qeexaya iyo mid walba wuxuu bulshada u qabto, maxaa inoo shaqeeya se maxaan u baahanahay in aan ka shaqaysiino.
Badankeenu waxaynu naqaanaa oo systemka cafimadkeenu ina baray dhakhaatiirta bukaan daweeya iyo kalkaaliyayaashooda, (medicine, nurse and lab tech, midwifery) inago badanaa ku baranay xarumaha cafimad ee aynu ku booqano.
Hadaba waxa jira bah kale oo ka mida cafimaadka oo doorka ugu muhiimsan ee badqabka bulshada ka qaadata door muhiima, kuwaas oo loo yaqaan KALKAALIYASHA CAFIMAADKA BULSHADA. (public health professional).

Farqiga u dhexeeya dhakhaatiirta bukaan daweeyaha iyo dhakhaatiirta bulsho daweeyaha ah.
Public healthy: wuxuu daweeyaa bulshada oo dhan oo macnaheedu tahay ka hortag iyo kor u qaadista xaalada caafimaad ee bulshada wadanka ku nool.
Medicine: wuxu daweeyaa shaqsiyadka halka bukaankiisu yahay hadba qofka xaalad caafimaad daro lasoo daristo.
Tusaale ahaan hadiiba xaalad caafimaad daro la soo daristo bulshada dad badan ay u jiifsadaan waxaa shaqada koowaad qabta waa public health waxaanay baadhaan hka uu xanuunkan asalkiisu ka imanayo meeshana wayka saaraan wacyigalina bulshada way la wadaagaan. Halka hadii uu macaan,dhiikar ama xanuunada kale ay lasoo darsaan shaqsiyad kooban oo bulshada ka mida ay booqdaan xarumaha cafimadka oo ay diyaar ku yihiin dhakhaatiirtu iyagoo waydiinaya calaamadaha una diraya baadhitan ugu danbayna u qoraya daawo ay kula tacalayaan shaqsiyadka gaarkaa ee buka.
Hadii aan si gaara isu dul taago kalkaaliyeyaasha caafimaadka bulshada (public health professional).
Waxay darsaan xaladaha hadba lasoo derista bulshada, waxaanay ka sameeyaan cilmi baaadhis(research) waxaanay xanunada bulshada hadba soo food saara u raadiyaan hab meeshalooga saaro ama loo yareeyo,Waxay sidoo kale ka shaqeeyaan wacyigalinta bulshada oo laf-dhabar u ah sidii bulshada loo bari lahaa khataraha caafimaad ee jira iyo sidii meesha looga saari lahaa ama loo yarayn lahaa.
Public health Waa xirfadlayaal ka shaqeeya horumarinta iyo maamulida caafimaadka waxaanay dejiyaan:
Xeerarka lagu maamuli lahaa min health post ilaa heer qaran (Public health policy).

Ugu danbayn shaqadii public health ku waa ay dayacantahay dad aan aqoonteed lahayn ayaana gacanta ku haya badan keeda taasina waxa ay inagu sababtay in uu muuqan waayo horumar iyo isbadal ku dhaca adeegyada caafimaad ee dalka, halka xilalkii dadka iyo dalka loogu shaqaynlaahaana ay noqdeen xilal siyaasadeed iyo reereed oo keentay in qof aan waxii garanayn khibradna aan lahayni uu waxbadan kharibo.
Waxaan soo jeedinynaa in xaaladan maanta lagu jiro shaqadii ay public health profesionals ku lahaayeen laga shaqaysiiyo dadkii aqoonta u laahaana ay hagaan,si aynu uga badbaadno masiibo caafimaad oo ay sababto maamul xumo caafimaad.

WQ. Cmc.
#PHPA.
#PHPA.